Imisa jeer ayaa la weeraray dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye?

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in weeraro fara badan lagu qaaday dhismaha Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye kuwaasoo uu sheegay in lagu doonayey carqaldeynta dib u dhiska ku socda jidkaas. Waxaa uu intaas ku daray in Ciidanka amniga ay ka hor tageen weeraradaas oo uu xusay iney soo qaadeen kooxda Al-Shabaab. … Continue reading Imisa jeer ayaa la weeraray dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye?